Dib u dhac ku yimid saxiixa Xirmooyinka Shidaalka (Maxaa soo kordhay)

Munaasabad lagu waday in lagu shaaciyo heshiis ay gaareen dowladda Somalia iyo Shirkaddo qaabilsan shidaal baarista ayaa maanta daqiiqadihii ugu dambeeyey dib u dhacday. Heshiiskan ayaa lagu saxiixi lahaa Xirmooyinka ceelasha shidaal ee laga baarayo Xeebaha Baraawe iyo Hobyo. Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta soo gaaray Muqdisho si uu uga qeyb galo … Continue reading Dib u dhac ku yimid saxiixa Xirmooyinka Shidaalka (Maxaa soo kordhay)